Al Shabaab oo la wareegtay Deegaan ku dhaw Dhuusomareeb bur burina geesatay (Sawirro)

Dagaalyahano katirsan Al Shabaab ayaa xalay la wareegay deegaanka Ceeldheere oo kuyaala inta u dhaxeysa magaalooyinka Dhuusomareeb iyo Guriceel , deegaankan ayaana muhiim u ah isku xirka labadaasi magaalo. Sida aan wararka ku helnay Al Shabaab ayaa dhoor jiho kasoo weeraray deegaankaasi ay joogeen ciidamo katirsan dowlada iyo Galmudug, waxaana la sheegay in Al Shabaab … Continue reading Al Shabaab oo la wareegtay Deegaan ku dhaw Dhuusomareeb bur burina geesatay (Sawirro)